Home arrow Siyaasadda | Aduunka arrow Wafdi Qaramada Midoobey Kasocda oo Muqdisho Booqdey
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:771
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Mar 11 2008
Wafdi Qaramada Midoobey Kasocda oo Muqdisho Booqdey
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 11 March 2008

Muqdisho (insidesomalia.org) - Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo uu hogaaminayay Xiriiriyaha dhinaca Bani'aadanimada u qaabilsan Arrimaha Soomaaliyaa Mr William Pattom ayaa soo gaaray Caasumada Dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

wafdiga yaa waxay wadada hadal la qaateen Raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Nuur Cadde iyo xubno ka tirsan Golaha Xukuumada Dowlada.

Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada ayaa ahaa mid loogaga hadlayay xaaladaha Bani'aadanimo ee ka taagan Gobolada Dalka, waxaana Wafdiga Mr Willima ku wehliyay saraakiil sar sare oo ka socday Hey'adaha gar gaarka ee Qaramada Midoobey.

Raysal Wasaare Nuur Cadde ayaa u bandhigay Saraakiisha Qaramada Midoobey sida lagama maarmaan u tahay in gar gaar deg deg ah la gaarsiiyo Gobolada Dalka iyo dadka kubarakacay gudahaa Soomaaliya, kuwaasoo uu farta ku fiiqay in ay ka jiraan abaaro iyo gaajo ba,an.

Mr William ayaa ku booriyay Dowladda Federaalka in ay fududeyso howlaha gar gaarka loogu fidinayo dadka ku dhibaateysan Gobolada Dalka iyo xeriyaha Qaxootiga eek u yaala duleedka Magaalada Muqdisho, waxaa uu sheegay in Dowladda looga baahan yahay in ay wadada u xaarto howlaha gar gaarada ee la gaarsiiyo dadka Somaaliyeed, kaasoo uu sheegay in ay dhacaan weeraro kooxo dabley ah ku qaadeen Gawaarida sida Mucaawinada.

Wafdiga Qaramada Midoobey ayaa dib ugu laabtay Magaalada Nayroobi galabta, waxaana xiriiriyaha iyo Saraakiisha uu hogaaminayey warbixin ku aadan dhibaatooyinka dhinaca Bani'aadanimo farta kasarey Raysal Wasaaraha Dowlada Mr Nuur Cadde.

Mr William waxaa uu maalmo ka hor uu ka degay Magaalada Baydhabo, laakiin socdaalka uu maanta ku soo gaarey Caasumada Dalka Soomaaliya ayaa ah kii ugu horeeyay tan iyo markii uu xilka kala wareegay Eric Laroche oo horey uhaayey xilkan.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >